10 Astaamood Oo Aakhirusamaanka Dhacaya Marka Taariikhda Dadku Buuxsami Doonto!
Aakhirusamaan
0:00 / 0:00
10 Astaamood Oo Aakhirusamaanka Dhacaya Marka Taariikhda Dadku Buuxsami Doonto!
420 просмотров · 6 лет назад
Aakhirusamaan
312 подписчиков
420 просмотров · 6 лет назад
#DagaalkaNukliyeerka #ImamMahdi #NabiCiise
#Dajjaal #Aakhirusamaan #YaajujMaajuj
Disclaimer
Please know that you do not have to take our interpretation and explanation unless you are convinced. This is mutual respect we have for your intellect.
Barnaamijka aakhiru samaan talks waxaanu ku soo qaadan doona wax yaabo badan oo calaamka ka jira maanta oo aad caadi u haysatay iyo wax yaabo badan oo kale oo quraanka iyo diinta Islaamka sheegtay 1400 sano ka hor laakin aad u haysatay inay dhici doonan balse jira oo dhacay. Waxa aanu kaga hadli doona Dajaal, Yaajuuj wa Maajuuj, Siyaasada Calaamka, Shirkiga, Lacagta iyo Dagaalka Saddexaad ee Calaamka iyo Arimo badan oo xasaasiya oo dhamaantoon raad ku leh noloshaada. Hadaba si aad u fahanto fadlan qayb kasta horta daawo sababto ah waxa sal u ah barnaamijkani waa fahan. Waxaan kugu dhiiri-galinaya inaad fikirto su'aalaha aad qabtona jawaabahoodana raadiso marka hore adigu.
Jazzakumullahu khair