SABAALO | AXMED GACAYTE ft AAMINA C.LAAHI| SOMALI BEAT #2026 #MUSIC #SABAALO
Somali Beat Production
0:00 / 0:00
SABAALO | AXMED GACAYTE ft AAMINA C.LAAHI| SOMALI BEAT #2026 #MUSIC #SABAALO
35 664 просмотра · 1 месяц назад
Somali Beat Production
9,89 тыс. подписчиков
35 664 просмотра · 1 месяц назад
SABAALO – AXMED GACAYTE ft. AAMINAA C.LAAHI | Official Lyrics Video | Somali Love Song 2026
❤️ SABAALO is a beautiful Somali Love Song performed by Axmed Gacayte ft. Aaminaa C.Laahi. This emotional Somali lyrics video tells a heartfelt story of love, patience, hope, and longing. If you enjoy Somali Music 2026, Heeso Soomaali Cusub, and Official Lyrics Videos, this song is for you.
🎵 Artist: Axmed Gacayte ft. Aaminaa C.Laahi
🎤 Title: SABAALO
📺 Channel: SOMALI BEAT PRODUCTION
www.youtube./@SomaliBeat1
🔥 Subscribe to SOMALI BEAT PRODUCTION for:
New Somali Songs
Official Lyrics Videos
Somali Love Songs
Somali Music 2026
Best Somali Music
Trending Somali Songs
East African Music
👍 LIKE this video if you enjoyed it.
💬 COMMENT your favorite lyric below.
📤 SHARE this song with your friends and family.
🔔 TURN ON NOTIFICATIONS so you never miss a new release.
📝 LYRICS – SABAALO
[Vers1]
Waad isahanyatoo
Kaa seexan waayoo
Dhawr saniyo goo goo'
Cirka sare u eegoo
Soo jeed ku waaroo
Ku safaaday gogoshee.
Waad isahanyatoo
Kaa seezan waayoo
Dhawr saniyo goo goo'
Cirka sare u eegoo
Soo jeed ku waaroo
Ku safaaday gogoshee.
[Verse2 ]
Ilaa lagu su'aalo
Kugu seego aakhiro
Wankula socdaaye
Kuma saamahaayee
Jeer suur dhawaaqdo
Maseegtadada aan gaadhnee.
Ilaa lagu su'aalo
Kugu seego aakhiro
Wankula socdaaye
Kuma saamahaayee
Jeer suur dhawaaqdo
Maseegtadada aan gaadhnee.
[Bridge ]
Haduu samir wah tarilaa
Amaa uu sad noqonlaa
Muddaan kaa dhur sugayee
Haduu samir wah tarilaa
Amaa uu sad noqonlaa
Muddaan kaa dhur sugayee.
[Chorus ]
Adoon saa'a igu hidhin
Saranseerna igu ridin
Ama saydhin wa'adkii
Amma sidaa igu qaado.
Adoon saa'a igu hidhin
Saranseerna igu ridin
Ama saydhin wa'adkii
Amma sidaa igu qaado.
[Instrumental]
[Vers1 ]
Sa'na' waysha uu dhalo
Sanka kalama rooroo
Sidig kama je'laadee.
Sidaasaan ka dhiganayo
Isa sudhan wahaa nahay
Sokeeyiyo walaalee.
Sa'na' waysha uu dhalo
Sanka kalama rooroo
Sidig kama je'laadee.
Sidaasaan ka dhiganayo
Isa sudhan wahaa nahay
Sokeeyiyo walaalee.
[Verse2 ]
Sannaddkaynu joognaa
Sideed guuro weeyaan
Sothon tahay bishiisuyee
Waa sahandanbiyo shalayy
Sareedada aduunyada
Sa'ad kala wareegtee.
[Bridge ]
Saartiyo ishaartii
Lay isiisayay halaybaa
Suuroobi waydee.
Saartiyo ishaartii
Lay isiisayay halaybaa
Suuroobi waydee.
[Outro-chorus ]
Salku dhigay ayaankuye
Samir aan lahaano
Salku dhigay ayaankuye
Samir aan lahaano.
Salku dhigay ayaankuye
Samir aan lahaano
Salku dhigay ayaankuye
Samir aan lahaano.
🔍 Keywords
SABAALO, Sabaalo Lyrics, Axmed Gacayte, Axmed Gacayte Sabaalo, Aaminaa C.Laahi, Aaminaa C.Laahi Songs, Somali Beat Production, Somali Music, Somali Songs, Somali Love Song, Somali Lyrics, Official Lyrics Video, Somali Music 2026, New Somali Songs, Heeso Soomaali Cusub, Somali Romantic Song, Somali Audio, Somali Hits, Best Somali Songs, Somali Artists, Somali Entertainment, East African Music, Viral Somali Music, Trending Somali Songs, Somali Love Music, Somali Music Lyrics, Somali New Release, Somali Cultural Music, Somali Song 2026.
#️⃣ Hashtags
#SABAALO #AxmedGacayte #AaminaaCLaahi #SomaliBeatProduction #SomaliMusic #SomaliSongs #SomaliLoveSong #LyricsVideo #OfficialLyrics #NewSomaliSong #HeesoSoomaali #SomaliLyrics #SomaliAudio #TrendingSomali #ViralSomali #SomaliArtists #EastAfricanMusic #AfricanMusic #Music2026 #LoveSong