Shariifka Oo Sheegay Xanuunka Xayaat Inuu Yahay NABSI | “Qisadeyda Labadii Nin Ay Soo Xumeeysay!”
DIIRADDA TV
0:00 / 0:00
Shariifka Oo Sheegay Xanuunka Xayaat Inuu Yahay NABSI | “Qisadeyda Labadii Nin Ay Soo Xumeeysay!”
8 093 просмотра · 1 г. назад
DIIRADDA TV
72,1 тыс. подписчиков
8 093 просмотра · 1 г. назад
Wuu qarsoonaa… balse hadda wuu ban baxay!
Shariifka ayaa sheegay in xanuunka Xayaat haya uusan ahayn kaliya caafimaad darro – balse uu yahay NABSI ay gashay kadib markii ay labadiisii nin ee hore si xun ula dhaqantay.
Waa qisada murugada leh ee noloshiisa saameysay, balse uu hadda go’aansaday inuu banaanka keeno.
➡️ Maxay Xayaat ku samaysay Shariifka?
➡️ Yaa ahaayeen labadii nin?
➡️ Xanuunkaan ma yahay ciqaab Rabbaani ah?
👉 Daawo muuqaalka si aad u ogaato dhammaan xogaha dahsoon!
#Shariifka #Xayaat #Nabsi #Fadeexo #XogCusub