Перейти к содержимому

MW Deni oo warqad uu udiray Qaramada midoobay ku sheegay in ay Madax banaani ka qaataan Soomaaliya.

Universal TV

0:00 / 0:00

MW Deni oo warqad uu udiray Qaramada midoobay ku sheegay in ay Madax banaani ka qaataan Soomaaliya.

1 555 просмотров · 3 часа назад
Universal TV
1,33 млн подписчиков
1 555 просмотров · 3 часа назад
Madaxweynaha Puntland oo warqad uu udiray Qaramada midoobay ku sheegay in Shacabka Puntland ay ku cadaadinayaan in ay Madax banaani buuxda ka qaataan Dowlada dhexe ee Soomaaliya sidoo kalana ka digay in dhismaha dowlada kale ay noqon karto xal aan laga fursan karin.