Перейти к содержимому

DEG-DEG:BEESHA CIISE&MILATARIGA OO ISKU HAYA! MAXAABIIS,DHIMASHO&DHAAWAC HOR LEH—AWDAL,&SALAL.......

Codka Dalka

0:00 / 0:00

DEG-DEG:BEESHA CIISE&MILATARIGA OO ISKU HAYA! MAXAABIIS,DHIMASHO&DHAAWAC HOR LEH—AWDAL,&SALAL.......

5 601 просмотр · 5 часов назад
Codka Dalka
28,4 тыс. подписчиков
5 601 просмотр · 5 часов назад
DEG-DEG | WARARKII UGU DAMBEEYAY: Xiisad xooggan ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Awdal, Salal, Lughaye iyo Saylac, iyadoo ay soo baxayaan warar la xiriira iska horimaad, maxaabiis iyo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Muuqaalkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda, xiisadda ka taagan gobolka iyo go’aannada culus ee laga hadlayo. 👍 Like saar muuqaalka 🔔 Subscribe saar kanaalka 💬 Aragtidaada nala wadaag #WarDegdeg #Awdal #Salal #Lughaye #Saylac #BeeshaCiise #Somalia #Xiisad