❤️ QALBIGA WAXAA DAJIYA XUSKA ALLE ❤️| SHEEKH MUSTAF XAJI ISMACIIL @QISOKaabe
QISO Kaabe
0:00 / 0:00
❤️ QALBIGA WAXAA DAJIYA XUSKA ALLE ❤️| SHEEKH MUSTAF XAJI ISMACIIL @QISOKaabe
824 просмотра · 2 нед. назад
QISO Kaabe
1,23 тыс. подписчиков
824 просмотра · 2 нед. назад
❤️ QALBIGA WAXAA DAJIYA XUSKA ALLE ❤️
Xuska Alle waa nasasho iyo degganaansho uu qalbigu u baahan yahay. Marka qofku Alle xuso, qalbigiisu wuxuu helaa xasillooni, rajo iyo farxad.
📖 Alle SWT wuxuu yiri: “Ogow, xuska Alle ayay quluubtu ku xasishaa.”
Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda xuska Alle (Dikriga), fadliga uu leeyahay iyo sida uu qalbiga qofka ugu keeno deggenaansho iyo iimaan.
🤲 Dhageyso, ka faa’iidayso, kuna dadaal xuska Alle.
👍 Like saar muuqaalka
🔔 Subscribe saar kanaalka
📤 La wadaag dadka kale si ay uga faa’iidaystaan.
#XuskaAlle #Dikriga #Qalbiga #Alle #Islaam #QisooyinCajiib #HanuunPodcast