Waa qisadi xanunka badneeyd iyo mujahidada cashaqa.
Rama Jama (Nafaqada caashaqa)
0:00 / 0:00
Waa qisadi xanunka badneeyd iyo mujahidada cashaqa.
17 961 просмотр · 4 года назад
Rama Jama (Nafaqada caashaqa)
700 подписчиков
17 961 просмотр · 4 года назад
Waxan aad iyo aad uga xumahey in hadiyo jeer la xaqiro tarikhda haweka. Waxaa wareysigan ku ogadey iney jirto gabadh somaliyed oo jacayl darti isu dishey. Waa waxaan odhan karo waxey aheyd mujahidad jacayl. Cilmi Boodheri walaga shekeyey lakin Marwo Maxamed wala qariyey. Talow maa ceeb baa loo arkayay in qisada laa shaciyo?
Bal ila dawada wareysi xiiso badan oo dhex jibaxaya mawjadaha jacayl. Waa abwankeni weynaa ee Aadan Tarabi Jamaac. Dawasho wacan❤️