Anigoo gaari qaatay, maxaan xiriir ka rabaa? 😂🚗🎙️ Is Arag Podcast | Luul & Fatxi📍 Team 27 Nairobi 🇰🇪
Qoslaaye Show
0:00 / 0:00
Anigoo gaari qaatay, maxaan xiriir ka rabaa? 😂🚗🎙️ Is Arag Podcast | Luul & Fatxi📍 Team 27 Nairobi 🇰🇪
45 358 просмотров · 14 часов назад
Qoslaaye Show
44,4 тыс. подписчиков
45 358 просмотров · 14 часов назад
🎙️ IS ARAG PODCAST | LUUL & FATXI
Barnaamijkeenna Is Arag Podcast waxaa marti noogu ah Luul, oo ah guuleystaha barnaamijka Rajo iyo Nasiib, iyo Fatxi oo ka tirsan Team 27 Nairobi. 🔥
Labada marti waxay nala wadaagi doonaan sheekooyin, waayo-aragnimo iyo qisooyin xiiso leh oo aan caawa idiin soo gudbinayno. 🎧✨
📍 Team 27 Nairobi
🎙️ Is Arag Podcast
👀 Ha moogaan qaybtaan!
#IsAragPodcast #Luul #Fatxi #Team27 #Nairobi #RajoIyoNasiib #QoslaayeShow