Перейти к содержимому

Robot-ku Ma qaban karaa shaqooyinka bini-aadanka

Shakir Mohammed Ahmed

0:00 / 0:00

Robot-ku Ma qaban karaa shaqooyinka bini-aadanka

3 559 просмотров · 8 лет назад
Shakir Mohammed Ahmed
30 тыс. подписчиков
3 559 просмотров · 8 лет назад
Qaybaha uu Robot-ku ka kooban yahay Robotyada waxa laga sameyay waxyaalo kala duwan oo ay ku jiraan birta iyo caagu. Ku dhawaad dhamman robotyada oo dhami waxa ay leeyihiin 3 qaybood oo waawayn. 1.Maamule Sidoo kalena loo yaqaano maskaxda robotka Qaybtan waxa ka shaqaysiiya Computer la prograamiyay. Programka ay ku shaqayso qaybtanina waa mid tilmaamo cayiman la siiyay si uu maalmulo dhamman qaybaha kale ee robotka una suura galiyo inay hawshooda gutaan sida dhaqdhaqaaqa iyo iwm. 2.Qaybaha Mechanika ah Sida mishiinka Pistonada lugaha qaybaha maamula laalabyada. Badana qaybahan waxa awooda siiya hawo, dareere ama koronto. 3.dareemayaasha waa qaybta uu robotku ku garto waxa ku hareeraysan. Dareemayasha aya u ogolaada robotka inu fahmo jihooyinka, cabirka, muuqaalka, inta uu u jiro waxyaabaha kale, xaddiga ay leegyihiin waxyaalaha u dhaw iyo xidhiidhada kale ee banaanka. Robotyo badan aya gran kara xadiga awooda loo isticmaalayo shay kale si loo qaado iyadoona la kala jabinayn shaygaas ama la burburinayn. Dhamman qaybahan oo dhani waxay u shaqeyan si wada jir ah. Subscribe;    / @shakirahmed   si aad ula socoto muuqaalada danbe Mahadsanid.