Siraha Qur’aanka Ee Noloshaada Wax Ka Bedeli Kara | Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi
Minbarka Nuurka
0:00 / 0:00
Siraha Qur’aanka Ee Noloshaada Wax Ka Bedeli Kara | Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi
1 372 просмотра · 4 дня назад
Minbarka Nuurka
54 подписчика
1 372 просмотра · 4 дня назад
Qur’aanku waa hanuun, iftiin iyo furaha nolol wanaagsan.
Muxaadaradan, Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi wuxuu ka hadlayaa siraha Qur’aanka ee nolosheena wax ka beddeli kara iyo sida aan uga faa’iidaysan karno Kitaabka Alle.
Dhageyso, ka faa’iidayso, lana wadaag dadka kale.
❤️ Haddii aad ka heshay muxaadaradan, fadlan Subscribe saar Channel-ka oo nagu taageer faafinta kheyrka. Hadafkeenu waa 200.
Jazaakumullaahu khayran.
#Quraanka #SirahaQuraanka #ShCabdixakiim #CaliSuufi #Muxaadarada #Islam #Diin