Перейти к содержимому

Dhibaatooyinka Haysta Beelaha Soomalidu Haybsoocdo Qaybta Labaad

Sugule Media

0:00 / 0:00

Dhibaatooyinka Haysta Beelaha Soomalidu Haybsoocdo Qaybta Labaad

5 062 просмотра · 2 дн. назад
Sugule Media
7,83 тыс. подписчиков
5 062 просмотра · 2 дн. назад
Hayb-soocu waa dhibaato bulsho oo dhaawacda karaamada, xuquuqda iyo wadajirka dadka. Qofna laguma qiimayn karo qabiilkiisa, beesha uu ka dhashay ama halka uu ka soo jeedo. Bulshadeennu waxay u baahan tahay caddaalad, sinaan, is-ixtiraam iyo walaaltinimo. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in la ixtiraamo, lana siiyo fursado siman. Aan ka wada shaqayno ciribtirka hayb-sooca, si aynu u dhisno bulsho isku duuban oo qof walba ku helo sharaf iyo xuquuq siman. Maya Hayb-sooc! Haa Caddaalad iyo Sinaan!