Перейти к содержимому

Sirta YouTube Algorithm 2026 | Sida Muuqaalkaaga Viral-ku Noqon Karo😮

Nuuradiin Askar

0:00 / 0:00

Sirta YouTube Algorithm 2026 | Sida Muuqaalkaaga Viral-ku Noqon Karo😮

151 просмотр · 3 мес. назад
Nuuradiin Askar
1,94 тыс. подписчиков
151 просмотр · 3 мес. назад
Muuqaalkan waxaan si faahfaahsan ugu sharaxayaa sida YouTube Algorithm u shaqeeyo iyo sababta muuqaallo qaar ay u helaan kumannaan ama malaayiin views, halka kuwo kalena aan la daawan. Waxaad baran doontaa: ✅ Waa maxay YouTube Algorithm? ✅ Sida uu u doorto muuqaallada uu dadka tusayo. ✅ Waxa kordhiya views-ka iyo watch time-ka. ✅ Khaladaadka ugu waaweyn ee YouTubers-ku sameeyaan. ✅ Talooyin kaa caawinaya kobcinta channel-kaaga. Haddii aad rabto inaad kobciso channel-kaaga oo aad fahanto sida YouTube u shaqeeyo, muuqaalkan ha seegin. 👍 Like saar haddii uu ku anfaco. 💬 Comment ku qor su'aalahaaga ama mawduuca aad rabto muuqaalka xiga. 🔔 Subscribe samee si aadan u seegin casharrada soo socda.