Перейти к содержимому

Waxaad sheegtaa xayawaan geli doonna naarta ? || suaalo diini ah oo adag

WEYDIIN IYO WARCELIN

0:00 / 0:00

Waxaad sheegtaa xayawaan geli doonna naarta ? || suaalo diini ah oo adag

102 834 просмотра · 2 года назад
WEYDIIN IYO WARCELIN
10,7 тыс. подписчиков
102 834 просмотра · 2 года назад
Asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu, Kanaalka weydiin iyo warcelin waa kanaal loogu talagalay in uu soo gudbiyo su’aalo iyo jawaabo oo ku saabsan mawaadiic kala duwan, waxaana ka mida: su’aalo iyo jawaabo diini ah, su’aalo iyo jawaabo halxiraale ah, su’aalo iyo jawaabo taariikh ah, su’aalo iyo jawaabo aqoon guud ah, iyo kuwa kale oo aad u badan. Habka aan u soo gudbino waa hab aad u fudud oo loogu talagalay qof kasta inuu fahmo. Nagu soo biir walaal si aad u noqoto qof aqoon yahan ah. #suaalo_diini_ah #suaalo_diini_ah_oo_adag #suaalo_iyo_jawaabo