TOOS| LIVE : QISADA HEESTA LEEXO OO HIBO NUURA QAADO | ABWAAN AXMED S.BADE
Jeestaawi Channel
0:00 / 0:00
TOOS| LIVE : QISADA HEESTA LEEXO OO HIBO NUURA QAADO | ABWAAN AXMED S.BADE
2 205 просмотров · Трансляция закончилась 7 дней назад
Jeestaawi Channel
44,6 тыс. подписчиков
2 205 просмотров · Трансляция закончилась 7 дней назад
QISADA HEESTA LEEXO OO HIBO NUURA QAADO | AXMED S.BADE
“Leexo” waa mid ka mid ah heesaha Soomaalida ee muddo dheer bulshada xiise geliyay, gaar ahaan marka laga sheekaynayo qisada iyo sababta keentay curashadeeda.
Muddooyinkii dambe waxaa bulshada dhexdeeda ku faafay sheekooyin kala duwan oo la xiriira heestan. Mid ka mid ah sheekooyinka caanka noqday ayaa sheegaya in heesta “Leexo” loogu qaadi jiray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) xilligii uu xilka hayay.
Hase yeeshee, qisada dhabta ah iyo ujeeddadii uu abwaanku ka lahaa heesta waxaa si toos ah uga warramay Abwaan Axmed Saleebaan Bide curiyay heesta.
Wareysi uu Wariye Ismaaciil Farjar, oo ka tirsanaa Idaacadda VOA Somali, la yeeshay Abwaanka, ayuu kaga xog-waraysatay sababihii dhaliyay curashadii heesta “Leexo”, qisadeeda iyo cidda ay dhab ahaan ku socotay.
Heesta “Leexo” waxaa codkeeda ku qaaday Hibo Nuura, halka Abwaan Axmed S. Bidde uu yahay curiyihii heesta.
W/Q Xamse Cali Jeesto
Qisada oo faahfaahsan iyo hadalka abwaanka laftiisa ka Dheeho Ligaxa Hoos Yaala