Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn uu usoo dhoweeyey dhigiisa Kenya + Communique
Bartamaha
0:00 / 0:00
Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn uu usoo dhoweeyey dhigiisa Kenya + Communique
142 213 просмотров · 13 л. назад
Bartamaha
209 тыс. подписчиков
142 213 просмотров · 13 л. назад
http://www.bartamaha.com/sawiro-kulan...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmey dhigiisa Kenya Mwai Kibaki xilli uu safar ku yimid magalada Nairobi.
Labada madaxweyne ayaa ka wada hadley xiriirka labada dal, amaanka iyo qaxootiga Soomaalida ee Kenya ku nool.
Kulankooda ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhowr ah