Перейти к содержимому

ISTANBUL & SOOMAALIDA - ISHA BAYDHABO - ARDAY - GANACSADE - DALXIISE - TAHRIIBE & TAHRIIBIYE

M Haashi

0:00 / 0:00

ISTANBUL & SOOMAALIDA - ISHA BAYDHABO - ARDAY - GANACSADE - DALXIISE - TAHRIIBE & TAHRIIBIYE

14 109 просмотров · 5 лет назад
M Haashi
3,24 тыс. подписчиков
14 109 просмотров · 5 лет назад
ku mahadsantahay daawashadaada, Fadlan Subscribe ta ku qabo! Kanaalkeena hadii aad jeclaan laheyd daawashada muuqaalo, safarro qurux badan iyo mowduucyo kale oo shidan oo ku xiiso galiya. Caadi ahaan, waan lugeeyaa, waxaana filim ka duubaa meeshii aan booqdo! si aan usoo bandhigo, una muujiyo magaalooyinka, dadka, deegaanada iyo dhaqamada kala duwan ee dadka, iyo in aan ka qaybgalno dhammaan aqoon-isweydaarsiyada, ciidaha iyo shirarka adduunka oo dhan ee aan u aragno in ka qeyb galkeenu muhiim u yahay bulshadeena! Dhawaan xooga ugu weyn waxaan gelin doonaa gudaha dalkeenii hooyo iyo safaro cusub oo aan kala joogsan, si aan u xaqiijino arintaas taageeradaada nasii oo subscribe ta ku hubso! Aynu wada safarno!