Перейти к содержимому

Yaab💖 Daawo sida uu ekaa Nabigu ood moodo in Camera laga duubay (scw).

Abdulaziz Oogle

0:00 / 0:00

Yaab💖 Daawo sida uu ekaa Nabigu ood moodo in Camera laga duubay (scw).

80 279 просмотров · 9 лет назад
Abdulaziz Oogle
464 тыс. подписчиков
80 279 просмотров · 9 лет назад
Haweenayda Umu Macbada ayaad moodaa inay nabiga ka duubtay kamera, bal daawo qaabka ay u sifeysay qaabka nabigu u ekaa. Muuqaalkan wuxuu ka waramayaa sifooyinka nabiga ee abuuridiisa iyo sifooyinkiis akhlaaqeed, dabeecadeed, diimeed iyo dhaqan ahaaneed. Waxaad moodaa inaad arkayso xabiibka nabiga ah ee rasuulka Muxamed (scw). Waxa soo jeedinaya oo diyaariyey sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle 💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍 💥 Nagala soco bogeena Facebooka   / gaaldiid   💥   / abdulazizoogle   💥   / gaaldiiid   💥 http://gaaldiid.com/ 💥   / hishaami