Перейти к содержимому

Salafka Vs. Wahabiyada sh cabdulahi shuke

Wacyi Medi شَبَكَةُ الْوَعْيِ

0:00 / 0:00

Salafka Vs. Wahabiyada sh cabdulahi shuke

2 030 просмотров · 5 лет назад
Wacyi Medi شَبَكَةُ الْوَعْيِ
8,62 тыс. подписчиков
2 030 просмотров · 5 лет назад
Salafka Vs. Wahabiyada Sh cabdulahi shuke #Salafkii VS #wahaabiyo. Muuqaalkan wuxuu sheekh عبدالله شوكي ku cadeeyay in caqiidada wahaabiyada iyo midii salafka uu farqi wayn u dhexeeyo. Tusaale ahaan #Wahaabiyo_waxay_qabaan: A)Kalaamka Ilaahay waa Xaadis gadaal ka yimid ee qadiim horeeyay maahan. B) Ilaahay dhexdiisa ayuu wax ku uumaa sida uu banaankaba wax ugu uumo. (Waa arin gaalnimo ah =حلول الحوادث في الذات العلية) C)Ilaahay wuu aamusaa oo kalaamkiisa waa la waayi karaa. (Tanna waa nuqsaan ay Ilaahay u sugeen) D) Waxay qabaan inuu jiro wax Ilaahay kasoo haray oo qadiim ah = (حوادث لا أول لها) waxaana ka dhalanaysa midaan inay jiraan wax uusan Ilaahay abuurin. Tanna caqiido baadil ah oo ka hor imanaysa Quraanka iyo caqiidadii Salafka. NAGALSOCO 📣📣📣📣Instagram #  / wacyigd.1   📣📣📣📣Twitter #  / wacyidg   📣📣📣📣YouTube    / @wacyimedia5   📣📣📣📣Facebook.. #  / wacyigalidad   Wacyi media Wacyi media Wacyi media Wacyi media Wacyi media Wacyi media شبكة الوعي شبكة الوعى Caqiida tv caqiida tv Wacyi media caqiida tv