Nin hami weyn leh oo wax ka badalaya Soomaaliya ayaan la kulmay 😮 A New Era of Agro Investment
Dirshe Show
0:00 / 0:00
Nin hami weyn leh oo wax ka badalaya Soomaaliya ayaan la kulmay 😮 A New Era of Agro Investment
8 093 просмотра · 6 часов назад
Dirshe Show
31,4 тыс. подписчиков
8 093 просмотра · 6 часов назад
Maalgashiga iyo aqoonta Beeraha Soomaaliya waa mid kobcaysa, sanadba sanadka ka dambeeya, iyadoo dhallinyaro aqoon durugsan u leh Beeraha iyo xoolaha ay samaynayaan tijaabooyin qiima sare leh.
Barnaamijkan waxa uu ka hadlayaa Soya Bean oo Soomaaliya lagu beeray, dalagaas oo ah mid ahmiyad weyn u leh naaxinta xoolaha, kaas oo daaha ka qaadaya sida baaxadda leh oo hal-abuurka beeraha Soomaaliya u kobcayo.
Waxaan beertiisa ku booqanay oo aan waraysanay Dr Maxamed Warsame oo Jaamacadda Umadda ka baxay, Master-kana ku diyaariyey dalka Turkiga, isaga oo daraaseeyey xanaanada Xoolaha, waxa uu hadda dalka ka wadaa mashruuc soo saara calafka xoolaha oo tayo sare leh, isagoo beeray Soya Bean iyo dalagyo kale oo muhiim ah.
ENGLISH
Agricultural investment and knowledge in Somalia are growing year after year, with young professionals who have extensive knowledge of agriculture and livestock carrying out valuable and innovative experiments.
This program focuses on soybeans cultivated in Somalia, a crop of great importance for livestock fattening. The project highlights the growing scale of agricultural innovation and experimentation in Somalia.
We visited the farm and interviewed Dr. Mohamed Warsame, a graduate of the Somali National University who completed his master’s degree in Türkiye, specializing in livestock management. He is now running a project in Somalia that produces high-quality livestock feed, cultivating soybeans and other important crops.
/ @dirsheshow