Riyada xubinta taranka ama farjiga naagta ama geedka ninka qofkii arko asoo farji taabanayo ama u ga
Barta Aqoonta
0:00 / 0:00
Riyada xubinta taranka ama farjiga naagta ama geedka ninka qofkii arko asoo farji taabanayo ama u ga
27 161 просмотр · 2 года назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
27 161 просмотр · 2 года назад
Riyada xubinta taranka ama farjiga naagta ama geedka ninka qofkii arko asoo farji taabanayo ama u galmoonayo, dadka aad bay ugu riyoodaan farjiga ama qaawanaanta ama haweeney qaawan ama farji qaawan, riyada farjiga aad baa loogu fasiraa macaani kala duwan, taasna halkan ayaad ka daawan kartaa farjiga ninka iyo midka naagta iyo xubinta haweeneyda duqda ah dhamaan riyooyinkaas tafaasiirta la siiyo aad bay u kala duwan yihiin, qofkii arko naagtiisa farjigeeda riyadaas maxaa lagu fasiraa ama asoo taabtay farjiga naagta, nin haddii xubintiisa taranka ay farji noqoto ama ay noqoto wax u eg farjiga dumarka dhamaan riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa, riyada geedka naagta ama geedka ninka, riyada galmada iyo aragtida farjiga waxaa ka dhexeeyo xiriir weyn, dhalmada waa sidaas ileen meesha laga dhalo waa farjiga, farjiga sidoo kale wuxuu astaan u yahay sirta qofka, maxaayeelay waa cawrada la qariyo, qofkii ku riyoodo asoo qaawan meel banaan ah oo dad badan ay joogaan riyadaas ceeb iyo faxshar ayay tilmaamaysaa, riyada musqusha iyo midan xiriir ayaa ka dhexeeyo qofkii arko naag qaawan oo musqusha ku jirto ama maqlo hadal sheeko ah oo riyadaas laga sheekeynayo fasirkaas oo kale ayaa la siiyaa.
#riyooyinka #riyada #soomaali #somali.