#Jiraal|05|:Sh Ismaaciil Tabliiqi | Hogaamiye diineed| Hirgalintii Khuruujka.
Muliyo Media
0:00 / 0:00
#Jiraal|05|:Sh Ismaaciil Tabliiqi | Hogaamiye diineed| Hirgalintii Khuruujka.
2 953 просмотра · 1 дн. назад
Muliyo Media
1,88 тыс. подписчиков
2 953 просмотра · 1 дн. назад
Ustaad Yaxye Caddaani oo ah Qoraaga dhigana “Dhambaal” ee Taariikhda Sheekha lagu aruuriyay, Xalqaddan ku dul istaagi doonoa:
▫️Dhalashadii,dhaqashadii ilaa dhimashadii Sh Ismaaciil.
▫️Safaradii Sheekha ee Caalamka uu ku maray.
▫️Jamaacada Tabliiqa(Khuruujka) qaybta Soomaalida, iyo qaabkii uu ku u nidaamiyay.
▫️Caqabadihii ugu darnaa ee la kulmay.
▫️Baabi’ii dawladnimada Soomaalida, kaalinta uu ka qaatay badbaadinta Umadda Soomaaliyeed.
▫️Jamaacada Tabliiqa oo lagu xaman jiray Cilmi daro iyo qaabkii uu ugala dabaashay.
▫️Shirwaynaya Islaamka(Ijtimaaca) Hadafkiisa iyo himiladiisa.
Iyo Qodobo kale oo badan.
📌Kasoo daawo barteenna Youtube:
• #Jiraal|05|:Sh Ismaaciil Tabliiqi | Hogaam...