Diaspora Waayo Arag Ah Ayaa Miyiga Nagu Soo Booqday!!
GARBOOLE 🐪
0:00 / 0:00
Diaspora Waayo Arag Ah Ayaa Miyiga Nagu Soo Booqday!!
16 327 просмотров · 1 г. назад
GARBOOLE 🐪
44,2 тыс. подписчиков
16 327 просмотров · 1 г. назад
Ku soo dhowaada channelka Garrboole
Halkan waxaad ka daawan doontaan muuqaallo xiiso leh oo ku saabsan:
✅ Geela iyo xoolo dhaqashada
✅ Nolol maalmeedka reer miyiga
✅ Heesaha iyo ciyaaraha dhaqanka
✅ Aroosyada iyo hiddaha Soomaaliyeed
Ujeedadaydu waa in aan dunida tuso quruxda dhaqanka Soomaaliyeed iyo sida uu weli ugu nool yahay miyiga iyo bulshada Soomaaliyeed.
👉 Fadlan nagu taageer:
• Subscribe ku dhufo
• Like garee
• La wadaag saaxiibadaada
Si dhaqanka Soomaaliyeed loo ilaaliyo, loona gaarsiiyo jiilasha soo socda. ❤️
#DhaqankaSoomaaliyeed #SomaliCulture #Geela #XooloDhaqato #HiddoDhaqan #Miyi #ReerMiyi #SomaliHeritage #NomadicLife #CamelCulture #SomaliWedding #AfricanTradition #SomaliLifestyle