Перейти к содержимому

Wallee Ciirsigaygow Calaf Iyo Wad Mooyee | Saynab Cige | Official Video Music 2026

IFIYE MUSIC

0:00 / 0:00

Wallee Ciirsigaygow Calaf Iyo Wad Mooyee | Saynab Cige | Official Video Music 2026

6 414 просмотров · 3 нед. назад
IFIYE MUSIC
1,56 тыс. подписчиков
6 414 просмотров · 3 нед. назад
Wallee Ciirsigaygow Calaf iyo Wad Mooyee waa hees qiimo weyn ku leh fanka Soomaaliyeed, oo xambaarsan dareen jacayl, qiiro iyo erayo miisaan culus leh. Heestan waxaa si qurux badan u qaadaysa fannaanadda caanka ah Saynab Cige Maxamed, iyadoo ay ku ladhan yihiin codka Kaban-ka, Qaaraamiga iyo Qaaciga Soomaaliyeed. Waa mid ka mid ah heesaha xusuusta iyo hiddaha fanka Soomaaliyeed ee qalbiga taabanaya. 🎶❤️ Ku raaxayso heestan qaraamiga ah oo ku soo gudbinaayo Ifiye Music – Hoyga Heesaha Tayada Leh ee Soomaaliyeed. #WalleeCiirsigaygow #CalafIyoWadMooyee #SaynabCige #SaynabCigeMaxamed #SalaadDerbi #Qaraami #Qaaci #Kaban #Waayowaayo #SomaliMusic #SomaliSongs #SomaliClassic #SomaliCulture #SomaliHeritage #IfiyeMusic #Somalia #Hargeisa #Mogadishu