Sifatu Salaati Nabiyi (SCW) ➡️🔉Casharka 2 | Sh Maxamed Cabdi Umal | #Barashada_Salaada.
Sh Cumar Faaruuq Channel
0:00 / 0:00
Sifatu Salaati Nabiyi (SCW) ➡️🔉Casharka 2 | Sh Maxamed Cabdi Umal | #Barashada_Salaada.
5 387 просмотров · 2 г. назад
Sh Cumar Faaruuq Channel
3,53 тыс. подписчиков
5 387 просмотров · 2 г. назад
✅Kitaabkan Salaada waxaa Qoray Rabi ha u naxariistee.
Muhammad Nasir al-Din al-Albani. 👉🏾https://en.wikipedia.org/wiki/Al-Albani.
صفة صلاة النبي
Waxaana Af-Soomaali ku tafsiiray Rabi ha barakeeyee Sh Maxamed Cabdi Umal.👉🏾 / sheekhmaxamedumal
👉🏾 https://en.everybodywiki.com/Mohamed_...
↙️ ***************************** || *************************************↘️
Sh Cumar Faaruuq Tafsiir.
Waa Tafsiirkii Rabi naxaiir ha siiyee Sh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan.
Click here | #Sh_Cumar_Faaruuq_Tafsiirka_Quraanka
Download PM3 Audio from https://www.somaliidaho.com/tafsiir
Waxaanu leenahay hadaf ah inaan soo dhamaystirno 239 Cashar oo Tafsiirka Quraanka oo dhan ah Inshaa Allah.
#Tafsiirkani waa 2 Qaybood Qaybta 1aad waxay leedahay Qiraa'ada Quraanka ee Casharkaas oo uu Akhrinayo Rabi Naxariis hasiiyee, (Maxamed Siddiq Al-Minshaw) qaybta 2aad na Tafsiirka oo kaliya laakiin Suurada iyo Aayada uu Casharku ka koobanyahay Sheekha ayaa noo sheegaya. waxaana sidaa u yeelay in lahelo muda gaaban waxna lagu faaiidi karo.