Перейти к содержимому

Raaxada Jirka 5 (FULL) ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

0:00 / 0:00

Raaxada Jirka 5 (FULL) ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

28 601 просмотр · 4 г. назад
Abubakar Mohammed
301 тыс. подписчиков
28 601 просмотр · 4 г. назад
Qaybta 5aad: Raaxada Jirka: Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa: Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga. Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay. Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga. In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud. In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la’aanta. In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa’idooyinka uu leeyahay safarku. - -- - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub. https://www.youtube.com/user/MrAbubak... Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________ Follow me on social Media. Facebook: facebook.com/brotherAbubakar Instagram: instagram.com/abubakar_mohamed twitter:twitter.com/BrotherAbubakar Snapchat: Abubakar-z MAHADSANID