Daawadii Nafteydee - Mohamed Mao
alfaqiihtv
0:00 / 0:00
Daawadii Nafteydee - Mohamed Mao
74 673 просмотра · 14 лет назад
alfaqiihtv
1,1 тыс. подписчиков
74 673 просмотра · 14 лет назад
Daawadii nafteedee dugaalkey eheedee
dadka tii ka doortee danaheey adwaayee
Dayaxdii habloodee dib joogeed anhaayee
iila duubo dooqee daryeel ii lahaawee
Dibidaan dareemaa daqiiq miin ku waayee
deyman luul dartaadaan dadaalkaan u haayaa
Deer ii da'eesaa tahay oo i deeqdee
ka dareema naawee dirdiraale dowgiis