Xisaabta Dastuurka iyo Xayiraadda Xildhibaanada Geed-Fadhi Episode 3
KAAR Talk
0:00 / 0:00
Xisaabta Dastuurka iyo Xayiraadda Xildhibaanada Geed-Fadhi Episode 3
34 732 просмотра · 5 месяцев назад
KAAR Talk
48,6 тыс. подписчиков
34 732 просмотра · 5 месяцев назад
Dastuur la doonayo in loo codeeyo, xildhibaano safarkoodii la hor istaagay, iyo su’aalo ka weyn siyaasadda maalin laha ah.
Maxaa dhab ahaantii socda?
Sharci mise cadaadis siyaasadeed?
Halkee ayay ku dambeyn kartaa haddii heshiis la waayo?
Geed-Fadhi Episode 3 falanqayn toos ah, su’aalo adag, iyo waxa suurta galka ah ee Soomaaliya sugaya.