Buuga Samee Maanta — Qaybta 2aad | Dhagayso Buuggan Ka Hor 2027
Deggan ibrahim
0:00 / 0:00
Buuga Samee Maanta — Qaybta 2aad | Dhagayso Buuggan Ka Hor 2027
5 008 просмотров · 2 дня назад
Deggan ibrahim
32,8 тыс. подписчиков
5 008 просмотров · 2 дня назад
Buugga “Samee Maanta” wuxuu ina xusuusinayaa in isbeddelku uusan bilaaban berri—ee uu ka bilaabmo go’aanka aad maanta qaadato.
Qaybtan 2aad waxaad ku ogaan doontaa fikrado iyo casharro kaa caawinaya inaad waqtigaaga si wanaagsan uga faa’iidaysato, dib u dhigashada ka gudubto, oo aad tallaabo dhab ah u qaaddo waxa aad doonayso inaad gaadho.
🎧 Haddii aad rabto inaad 2027 gaadho adigoo ah qof ka duwan qofka aad maanta tahay , qaybtan si deggan u dhagayso.
📖 Buugga: Samee Maanta
🎙️ Audio Book: Deggan Ibraahim
🎧 Qaybta: 2aad
⏱️ Muddada: 1:21:35