Перейти к содержимому

6 bil oo silic saxriir waalid la'aan,tahriib,baqdin,dil iyo quus nololeed kusoo idlaatay!

Dahran Media

0:00 / 0:00

6 bil oo silic saxriir waalid la'aan,tahriib,baqdin,dil iyo quus nololeed kusoo idlaatay!

8 316 просмотров · 1 дн. назад
Dahran Media
46,2 тыс. подписчиков
8 316 просмотров · 1 дн. назад
Qiso xanuun badan oo xambaarsan qiiro iyo casharro nolosha ah. Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa xaalad adag oo ay boqolaal qof ku naftooda ku waayeen indhihiisa hortooda, isaguna uu si mucjiso ah kaga badbaaday kadib markii mayd ahaan looga tagay. Daawasho wacan, waxaana nala wadaagtaa aragtidaada qaybta faallooyinka (comments-ka). 🔔 Haddii aad ku cusub tahay Dahran Media: Fadlan ha iloobin inaad Subscribe saarto kanaalka, calaamadda gambaleelkana aad furato si aadan u seegin muuqaallada dambe ee xiisaha leh. 👍 Haddii aad ka heshay muuqaalka: Like saar, la wadaagna asxaabtaada (Share)! #DahranMedia #QisooyinkaNolosha #QisoXanuunBadan #Dhacdooyin