Перейти к содержимому

Dhagaxa | Maxaa kajiro in dhagax weyn dhulka ku soo wajahanyahay ? | Baaritaan .

OGAANSHO

0:00 / 0:00

Dhagaxa | Maxaa kajiro in dhagax weyn dhulka ku soo wajahanyahay ? | Baaritaan .

172 821 просмотр · 6 лет назад
OGAANSHO
1,36 млн подписчиков
172 821 просмотр · 6 лет назад
nolosha dhulka waxay soo af jarmi doontaa 29 bishaan april ee aan ku jirno , dhagax weyn ayaa dhulka ku soo aadan baraha bulshada iyo warbaahinta kala duwan waxaa aad looga hadlaayaa maalmahaan in dhagax weyn ama kuweykib xajmigiisu la egyahay buurta everyst xawaare dheereeyana ku socdo uu dhulka ku soo aadanyahay , haduu ku dhacanay ay ka dhigantahay halaag guud inta badan warbaahinta shaqadeedu tahay cinwaanada soo jiidashada leh ee xaqiiqada ka fog waxaad ku arkaysaa nasa ayaa ka digayso in dhamaadka bishaan april nolosha dhulka soo afjarmi doonto waxaad nagala soo xiriir kartaa oinshar@gmail.com : omar inshar kanaalka :    / ogaansho   twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah    / ogaansho   #kanaalka_ogaansho dhagax , dhagaxa dhulka ku soo socdo