Перейти к содержимому

MAQAABUL OO GO’AAN WEYN U FADHIYA KUSRI | Yaa Noqonaya Musharraxa Kursiga xildhiban waqooyiga Wajir?

Wardheer Media Tv

0:00 / 0:00

MAQAABUL OO GO’AAN WEYN U FADHIYA KUSRI | Yaa Noqonaya Musharraxa Kursiga xildhiban waqooyiga Wajir?

2 011 просмотров · 1 день назад
Wardheer Media Tv
220 тыс. подписчиков
2 011 просмотров · 1 день назад
Shirweyne ballaaran oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee beesha Maqaabul ayaa ka dhacay deegaanka Kusri ee Waqooyiga Wajir. Shirka ayaa diiradda lagu saaray doorashooyinka soo socda ee Kenya, xaaladda siyaasadeed ee deegaanka iyo cidda beesha ku matali lahayd kursiga xildhibaanimo. Warbixintan waxaan idiinku soo gudbinaynaa qodobadii ugu muhiimsanaa ee shirweynaha, aragtiyihii laga dhiibtay iyo sida beesha Maqaabul ay ugu diyaar garoobayso marxaladda siyaasadeed ee soo socota. Daawo warbixinta oo nala wadaag aragtidaada: Sidee ayay tahay in bulshada deegaanku u soo xulato qofka ku matalaya siyaasadda? #Maqaabul #Wajir #Kusri #WajirPolitics #KenyaElections #KenyaPolitics #SomaliKenya #SomaliPolitics #WajirCounty #SomaliNews #SomaliCommunity #SomalisInUK #SomalisInUSA #UKSomalis #USSomalis #KenyaSomalis ★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★ 💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕