Перейти к содержимому

Buuraha Golis-Puntland dhexdooda Magaalo kutaala | tisjiic🇸🇴

Abdalla Qaanuuni

0:00 / 0:00

Buuraha Golis-Puntland dhexdooda Magaalo kutaala | tisjiic🇸🇴

3 047 просмотров · 12 часов назад
Abdalla Qaanuuni
13,3 тыс. подписчиков
3 047 просмотров · 12 часов назад
Ma rumaysan kartaa in gudaha buurahan waaweyn ay ku dhex qarsoon tahay deegaan leh muuqaal iyo dhir aan caadi ahayn? 😱 Safarkan waxaan ku tagay deegaan ay buuro waaweyn dhinac walba kaga hareeraysan yihiin, halka buuraha dhexdiisana uu ka baxo geedka Xijiga (Maydiga) oo ka mid ah dhirta lagu yaqaan dhulka buuraleyda ah. Waxa kale oo aan halkaas kusoo arkay dhir aanan filayn inaan Soomaaliya ka helo, taas oo deegaanka ka dhigaysa meel si gaar ah u mudan in la booqdo lana baaro. Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa quruxda deegaanka, buuraha, dhirta iyo waxyaabihii iga yaabiyay intii aan safarka ku jiray. Haddii aad jeceshahay inaad ogaato meelaha qarsoon ee Soomaaliya iyo quruxda dabiiciga ah ee aan inta badan la arkin, muuqaalkan ilaa dhammaadka daawo. ❤️🇸🇴 #Somalia #Puntland #Documentary #Xijiga #Maydiga #Buuro #SomaliTravel