Sidee Xajaaj bin Yuusuf ku noqday qofka taariikhda ugu hadal-heynta badan?
Iftax Media
0:00 / 0:00
Sidee Xajaaj bin Yuusuf ku noqday qofka taariikhda ugu hadal-heynta badan?
517 просмотров · 3 недели назад
Iftax Media
11 подписчиков
517 просмотров · 3 недели назад
Dilkii Siciid ka dib, Xajaaj ma uusan helin wax degganaan ah. Wuxuu riyada ku arki jiray Siciid oo leh: "Maxaan kugu sameeyay oo aad igu dishay?" Xajaaj wuxuu ku jirey xanuun iyo qarow joogto ah ka dib dilkii Siciid, mana uusan dilin nin kale intii uu ka dhimanayay, isagoo dhintay muddo gaaban oo u dhaxeysa 15 ilaa 40 maalmood oo keliya ka dib dilkii Siciid.