Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha kusoo gala
Mubarak Hugur
0:00 / 0:00
Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha kusoo gala
30 337 просмотров · 1 год назад
Mubarak Hugur
92,2 тыс. подписчиков
30 337 просмотров · 1 год назад
#somalipodcast #somalia #dhaqaalaha #musharharkaaaga #maamul
muqaalkan waxa inoogu casuuman Axmed Maxamed Xasan oo shahaadada sare ee PhD ka diyaariya cilmiga dhaqaalaha iyo xisaabaadka , waxa aanan xooga saari doonaa qaabka uu qofku u xakamayn karo dhaqaalaha soo gala
kaydna u samaysan karo .
Tusmada muqaalka
00:00-01:16 Hordhaca muqaalka
01:17-01:20 intro
01:21 -03:19 Soo dhawayn
03:20-07:32 Muhiimada ay leeday maamulka dhaqaalahu.
07:34-21:37 qaabka loo qorsheeyo mushaharkaaga
21:38-35:08 haduu mushaharkaagu yaryay maxaaad samaynaysaa ?
35:09-41:34 maalgashi sideed u samayn kartaa
41:35-51:45 family_gu qaabkee ayay kayd u samaysan karaan?
51:46-52:03 gabagabo