ะŸะตั€ะตะนั‚ะธ ะบ ัะพะดะตั€ะถะธะผะพะผัƒ

๐’™๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐Ÿ“ ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š

DR Fatima Xoosh

0:00 / 0:00

๐’™๐’‚๐’๐’’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐Ÿ“ ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š

1ย 690 ะฟั€ะพัะผะพั‚ั€ะพะฒ ยท 1 ะณะพะด ะฝะฐะทะฐะด
DR Fatima Xoosh
4,17ย ั‚ั‹ั. ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะพะฒ
1ย 690 ะฟั€ะพัะผะพั‚ั€ะพะฒ ยท 1 ะณะพะด ะฝะฐะทะฐะด
Xalqaddan waxay ku saabsantahay Xuquuqda dumarkaโ€ฆ. 1- Xidhiidhka ka dhexeeya xuquuqda haweenka iyo dabeecadda uu Eebbe weyne ku abuuray. Waa maxay shaqada aasaasiga ah ee dumarka? Qofkasta ma qaban karaa shaqadan? Maxay tahay sababta dhaqdhaqaaqa xuquuqda haweenka ugu duulaya caalamka Islaamka? Dumarkii Soomaaliyeed ee waayihii hore. Maxay hooyonimada u noqotay shaqo aan qiimo lahayn? Dumarku ma samayn karaan wax kasta oo raggu samayn karaan? Xuquuqda Haweenka iyo Islaamka. Islaamku ma caqabad ku yahay in haweenku helaan xuquuqdooda? Ka-qaybgalka haweenka ee arrimaha siyaasadda ee taariikhda Islaamka. Sidee haweenka muslimiinta ah ugu diyaar garoobi karaan inay ka hortagaan baaqyada reer galbeedka ee xoreynta haweenka?