MARQAATI NOOL: SIDEE LOO DILAY DUQII MUQDISHO ENG YARIISOW?
SAMA SHEEG MEDIA
0:00 / 0:00
MARQAATI NOOL: SIDEE LOO DILAY DUQII MUQDISHO ENG YARIISOW?
26 460 просмотров · 5 лет назад
SAMA SHEEG MEDIA
13,8 тыс. подписчиков
26 460 просмотров · 5 лет назад
Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo aan ku eegeyno sida uu u dhacay qarixii 24-kii July 2019-kii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose oo ay ku dhinteen masuuliyiin uu ka mid ahaa duqii Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Yariisow iyo guddoomiyayaal degmo.
Waxaa ka hadlaya qaar ka mid ah dadkii marqaatiga u ahaa dilkaas.
#AqalkaDowladdaHoose #DilkiiEngYariisow #GuuxaMedia