Sirtii 4Sanno Qarsoonayd:|| Waxa Baqaarka Laga Helay Qofkasta Way Cabsi Galisay
Billan Media
0:00 / 0:00
Sirtii 4Sanno Qarsoonayd:|| Waxa Baqaarka Laga Helay Qofkasta Way Cabsi Galisay
54 просмотра · 2 недели назад
Billan Media
34 подписчика
54 просмотра · 2 недели назад
Faadumo waxay ahayd gabadh jaamacadeed oo maalin si lama filaan ah u weyday. Qoyskeedu meel walba way ka raadiyeen, balse wax raad ah lagama helin.
Wiilkii ay jeclayd ayaa lagu eedeeyay maqnaanshaheeda, waxaana lagu xukumay xabsi dheer. Laakiin afar sano kadib, khilaaf qoys oo ka dhashay qaybsiga hanti ayaa horseeday in la furo bakhaar muddo dheer si adag u xirnaa…
Waxa gudaha laga helay wuxuu gebi ahaanba beddelay kiiska Faadumo, wuxuuna bannaanka keenay sir muddo 4 sano ah qarsoonayd.
Daawo qisada ilaa dhammaadka si aad u ogaato cidda ka dambaysay iyo sababta loo galay falkaas naxdinta leh.
👍 Haddii aad jeceshahay qisooyinka dhacdooyinka,
iyo baaritaannada, Like saar muuqaalka, Subscribe-na saar channel-ka.
#Qiso #QisoDhabAh #DhacdoNaxdinLeh #SirQarsoon #SheekoSomali