Hoyadii Loo Furey Si Gabarteeda loo Guursado #higsino.1
HIGSI NO.1
0:00 / 0:00
Hoyadii Loo Furey Si Gabarteeda loo Guursado #higsino.1
49 237 просмотров · 7 мес. назад
HIGSI NO.1
329 тыс. подписчиков
49 237 просмотров · 7 мес. назад
Habeen murugo iyo sir leh ayaa soo baxay…
Gabadh ayaa ka naxday markii ay ogaatay in ninka ay jeclayd uu hoyo qarsoon ku qawijirey.
Xiriirkoodii jaceylka ahaa, meherka qarsoon, iyo sirta la qariyey ayaa hadda noqday xaalad shoog leh oo aan la fileyn.
Sheekadani waxay ka turjumaysaa:
• Jaceylka qarsoon
• Murugada iyo naxdinta
• Sirta la helay iyo saamaynta ay ku leedahay mustaqbalka
Daawo qisadan xiisaha leh, oo ogow sida xaaladani u dhammaatay!