Перейти к содержимому

Taxanaha Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed

Miyir | وعي

0:00 / 0:00

Taxanaha Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed

10 817 просмотров · 3 дн. назад
Miyir | وعي
846 подписчиков
10 817 просмотров · 3 дн. назад
Kani waa fadhi hordhac u ah Taxanaha Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed: ujeeddada taxanaha, manhajka, habraaca loo diyaariyay, iyo afeef guud Diyaarinta iyo soo gudbinta: Maxamed Cabdulqaadir Maxamed CUTUBYADA 0:00 Hordhac: Tagto, Taagan iyo Timaaddo 1:49 Taariikhdu waa dugsi 2:49 Taariikhda Soomaalida 3:17 Safarkii raadinta taariikhda 5:14 Taxanaha Taariikhda Ummadda Soomaaliyeed 6:45 Manhajka 1: Qaybinta taariikhda 9:10 Manhajka 2: Dhulka Soomaalida 9:44 Manhajka 3: Ilaha xogta 10:54 Manhajka 4: Taariikhda adduunka 11:28 Manhajka 5: Muuqaallada 12:14 Manhajka 6: Baahinta taxanaha 12:40 Afeef 15:29 Mahadcelin 16:25 Gabagabo Fadhiga xiga: Fadhiga 1aad: Ab-awalladii Soomaalida.