Перейти к содержимому

Shampoo timaha jaba ka hortaga | Timo caafimaad qaba oo dheer. 🌿

Faaduma Somalia Greens

0:00 / 0:00

Shampoo timaha jaba ka hortaga | Timo caafimaad qaba oo dheer. 🌿

236 просмотров · 5 мес. назад
Faaduma Somalia Greens
8,29 тыс. подписчиков
236 просмотров · 5 мес. назад
Asalaamu Calaykum dhammaan ❤️ Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa shaambada iyo conditioner-ka aan isticmaalo si aan u ilaaliyo caafimaadka timahayga. Waxaan isticmaalayay muddo dheer, waxaana ii caawiyay: ✨ Yaraynta qolofta timaha ✨ Ka hortagga qalaylka timaha ✨ In timuhu noqdaan kuwo jilicsan oo dhalaalaya ✨ Ilaalinta caafimaadka iyo quruxda timaha Qof walba timihiisu way kala duwan yihiin, laakiin waxaan rabay inaan idinla wadaago waxa aniga ii shaqeeyay. Fadlan ii sheeg faallada hoose haddii aad hore u tijaabisay ama aad leedahay shaambo aad jeceshahay. Mahadsanidiin taageeradiinna iyo jacaylkiinna mar walba. ❤️ #faadumasomaliagreens #Shaambo #Conditioner #Timaha #TimoCaafimaadLeh #HairCare #HealthyHair #TimahaDheer #SomaliYouTuber #naturalhairgrowthproducts