Перейти к содержимому

MS-WORD LESSON 01: II HORDHAC II BARASHADDA MICROSOFT OFFICE WORD ‪@kaalintechnology‬

KAALIN TECHNOLOGY

0:00 / 0:00

MS-WORD LESSON 01: II HORDHAC II BARASHADDA MICROSOFT OFFICE WORD ‪@kaalintechnology‬

3 745 просмотров · 2 года назад
KAALIN TECHNOLOGY
1,77 тыс. подписчиков
3 745 просмотров · 2 года назад
Muuqaalka koowaad ee Hordhaca ah ee ku saabsan barashada Course-ka Microsoft Word oo loo soo gaabiyo MS-Word. Qeybtaan hore waxaan kaga hadleenaa macluumaad ku saabsan sida loo daarto loo adeegsado Tabs-ka lagu shaqeeyo iyo sida loo isticmaalo Quick Access Toolbar. #subscribe #like and #share. Mahadsanid Kaalin Technology waxaa ugu imaaneysaa helida Aqoonta Maanta, gaar ahaan kuwa loogu raadiska badan yahay sida; 1. Graphic Design: oo ugu muhiimsan yihiin Photoshop and illustrator 2. Computerized Accounting: sida QuicBooks and Excel Accounting 3. Social Marketing 4. Video Editing 5. And Research Waxaa jiraan meelo badan oo aan wax kusoo gudbino dhanka Social Media qeybihiisa kala duwan sida: Telegram: https://t.me/kaalintechnology Facebook:   / kaalintechnology   YouTube:    / @kaalintechnology   Tiktok:   / kaalintechnology1   Nagala soo xiriir WhatsApp-kaan: +252 611 10 66 98 KUSOO BIIR DHAMAAN QEYBAHEENA KALA DUWAN WAXAA HELEYSAA AQOONTA AAD UGA BAAHNEYD 5-TAAS COURSE AYADA OO LAGUU FAHAMSIINAAYO SIDA UGU FIICAN EE ADRDAY WAX U FAHMI KARAY. MAHADSANID DHAMAAN WAXYAABAHA AAN SOO GUDBINO WAXAA KUU DIYAARISAY XARUNTA KAALIN TECHNOLOGY.