Перейти к содержимому

Barashada Luuqada Jarmalka| Possessivpronomen im Akkusativ | Akkusativ | A1 -Lesson 37

Baro Af Jarmalka

0:00 / 0:00

Barashada Luuqada Jarmalka| Possessivpronomen im Akkusativ | Akkusativ | A1 -Lesson 37

10 982 просмотра · 6 л. назад
Baro Af Jarmalka
29 тыс. подписчиков
10 982 просмотра · 6 л. назад
#Barashadajarmalka #naxwahaJarmalka Baro casharo taxane ah oo luuqada Jarmalka ah - waxaan idinka caawin doona inaad luuqada jarmalka si deg deg ah u barataan. Waxaad ku baran doontaan Casharkan waxa loo yaqaan (Possessiv pronommen im Akkusativ). uu macnaheedahana yahay (magac u yaalada lahaanshiyaha ee xaalada Akkusativ ka) Hadaad wax su'aal ah haysid waad isoo waydiin kartaa ama Comment ahaan ayaad iigu soo qori kartaa. Fadlan #Subscribe #Like #Share Ogaysii asxaabtaada oo u sheeg si ay iyagana u bartaan luuqada Jarmalka . Subscribe garee si aad casharadii ugu dambeeyay ula socon kartid Mahadsanid.