Heestii "La Gurguuro Caashaqa" Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige
ABDULLAAHI Gacal
0:00 / 0:00
Heestii "La Gurguuro Caashaqa" Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige
40 595 просмотров · 3 года назад
ABDULLAAHI Gacal
849 подписчиков
40 595 просмотров · 3 года назад
Heeska "La Gurguuro Caashaqa" Curinta ereyada waxaa lahaa Abwaan Xassan Xaaji Cabdillaahi (Xassan Ganey), halka laxanka, luuqda iyo garaacista kabanka uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaana si wada jira u wada qaadaya Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige Eebe raxmadiisa jano ha ugu deeqee. Waxaa xusid mudan in heeskan uu qeyb ka ahaa Riwaayadii la odhan jiray (Jin Iyo Jaceyl) taa oo soo baxday sanaddii 1975-tii.