Перейти к содержимому

🚨 MAXAA ISKA BEDELAY SHURUUCDII QAXOOTIGA EE MASAR? | Sharci Iyo Xeer-hoosaad Cusub 2026

Jimale Kahin

0:00 / 0:00

🚨 MAXAA ISKA BEDELAY SHURUUCDII QAXOOTIGA EE MASAR? | Sharci Iyo Xeer-hoosaad Cusub 2026

1 682 просмотра · 3 месяца назад
Jimale Kahin
285 подписчиков
1 682 просмотра · 3 месяца назад
📌 Sharci iyo Xeer hoosaad Cusub oo Qaxootiga ah oo Masar Soo Saartay – Maxaa Isbedelay? Masar ayaa markii ugu horreysay soo saartay sharci iyo Xeer hoosaad oo si toos ah u maamulaya arrimaha qaxootiga, kadib tobannaan sano oo diiwaangelinta iyo maamulka qaxootiga ay gacanta ku haysay Hay’adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR). Muuqaalkan waxaan ku falanqaynaynaa: ✅ Maxaa ku cusub sharciga qaxootiga ee Masar? ✅ Maxaa ku dhacaya kaararka UNHCR? ✅ Waa maxay xuquuqaha ay helayaan qaxootigu? ✅ Maxay yihiin dhaliilaha iyo doodaha ka dhashay sharcigan? ✅ Sidee ayuu sharcigani u saameyn karaa Soomaalida ku nool Masar? ✅ Muxuu yahay xeer hoosaadka Cusub ee Raiisal wasaarahu Dalka Masar Soo saaray? Maxay tahay Gudida Cusub e la magacaabay? Goormay dhaqan galaysaa? Sharcigan iyo xeer hoosaadkan cusub wuxuu saameyn karaa kumannaan Soomaali ah iyo qaxooti kale oo ku nool Masar, sidaas darteed waa muhiim inaad fahanto xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga. 💬 Fikirkaaga nala wadaag: Ma u aragtaa sharcigan iyo xeer hoosaadkan inuu yahay tallaabo wanaagsan mise waxaa jira arrimo u baahan in dib loo eego? 👍 Like saar muuqaalka 🔔 Subscribe-garee kanaalka 📢 La wadaag saaxiibbadaa si ay xogtan muhiimka ah u gaarto #Masar #Qaxooti #Soomaali #UNHCR #Refugees #Egypt #QaxootigaMasar #Somali #Shuruucda #qanun #Xeercusub #Falanaqayn