Doni B-Sheeko (Official Lyrics)
Doni B
0:00 / 0:00
Doni B-Sheeko (Official Lyrics)
1 987 828 просмотров · 6 лет назад
Doni B
317 тыс. подписчиков
1 987 828 просмотров · 6 лет назад
Heesta Sheeko Wa Hees Somali afropop ah
waxa qaaday Doni B waxa hawada laguso fasaxay 2020
March 21 Waxaan Dib ogu soo celiyay Channelkeyga 2020 August 10 Iyadoo ah Lyrics Sawabo Jiro awgeed.
Taageerahayga Waxaan lasocodsiinaya Inaan Ahay Fanaan Shaqsi ah
Kana Madax Banaan Shirkadaha Ilaaliya Heesaha Gabi ahaantoodba Macnaha Cid aan lasaxiixanahay majirto Heesteyda Sheeko Iyo Shah Channelada kale halaga Report gareeyo waa iga codsi Sifo aan usoo fasaxo Heesta Video geeda Dhowaan.
Waadna Kumahadsan Tihiin Dhamaan Taageerahayga
#Subscribe #Share