Перейти к содержимому

Waxaan 650 KM U Soo Safray Magaalada Qarsoon ee Fircoonada! 🇪🇬

Qadar mo

0:00 / 0:00

Waxaan 650 KM U Soo Safray Magaalada Qarsoon ee Fircoonada! 🇪🇬

15 541 просмотр · 9 часов назад
Qadar mo
52,6 тыс. подписчиков
15 541 просмотр · 9 часов назад
650 KM ayaan u soo safray magaalada taariikhiga ah ee Fircoonada — Luxor, Masar 🇪🇬❤️ Safarkan waxaan ku soo arkay waxyaabo badan oo aanan horey u arag! Waxaan dhex galay magaalada ay ku yaallaan taallooyin iyo macbudyo ay ka tageen Fircoonadii hore, waxaan raacay public ferry, waxaan la kulmay dad deegaanka ah, waxaan la qaatay waqti nin faras wata, waxaana ku hoyday boat hotel oo ku yaalla Nile-ka. 🚤🇪🇬 Haddii aad jeceshahay travel vlog, Masar, taariikh, Fircoonada iyo nolol maalmeedka dadka deegaanka, muuqaalkan ilaa dhammaadka daawo. ❤️ 👍 Like saar 💬 Comment-ka igula wadaag meesha aad rabto inaan booqdo 🔔 Subscribe saar si aadan u seegin safarrada xiga!