Перейти к содержимому

Muhiimada Uu Leeyahay Caafimaadka Jidhku | Muxaadaro Cusub 2026 | Sheekh Mustafe

Kalsoor Media

0:00 / 0:00

Muhiimada Uu Leeyahay Caafimaadka Jidhku | Muxaadaro Cusub 2026 | Sheekh Mustafe

22 997 просмотров · 6 дней назад
Kalsoor Media
173 тыс. подписчиков
22 997 просмотров · 6 дней назад
Muuqalkan waxad ku daawanaysaa muhiimada ay leedahay caafimaadka jidhku isagoo tusaale usoo qaadanaya dunidan casriga ah iyo heerka ay ka gaadhay iyo caafimaadka jidhku, waxa kale oo is qoto dheer u sharaxaya halka ay diintu dhigtay caafimaadka waxaana uu umada uga digay waxkasta oo xumayn kara caafimaadka jidhka, waxaana muxadardan si cilmiyaysan u jeediyay cilmi baadhe sheekh mustafe xaaji ismaaciil Haaruun oo ah shaqsiga ugu aqoonta badan leh qoomiyada soomeeliyeed meelkasta oo ay joogto. ku xirnow Kalsoor Media si aad u hesho contents ku saabsan Diinta, Dhaqanka iyo Arimaha Bulshada #kalsoormedia #sheekhmustafe #shiiqmustafe #muhiimada #caafimaadka #caafimaadkajidhka #caafimaadkajirka