Перейти к содержимому

Riyada muufada rootiga canjeerada doorshada buskudka dhamaan waxyaalaha la dubo qofkii arko

Barta Aqoonta

0:00 / 0:00

Riyada muufada rootiga canjeerada doorshada buskudka dhamaan waxyaalaha la dubo qofkii arko

13 979 просмотров · 2 года назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
13 979 просмотров · 2 года назад
Riyada muufada rootiga canjeerada doorshada buskudka dhamaan waxyaalaha la dubo qofkii arko Qofka mararka qaar wuxuu ku riyoodaa cuntada noocyadeeda kala duwan rooti ama muufo ama kibis ama canjeero ama buskud ama doorsho, qofkii arko asoo cunaya rooti waa arsaaq, sidoo kale qofkii arko muufo waa maal, qofkii ku riyoodo asoo tinaar ku dubaya rooti ama dabka asoo ku dubayo canjeero riyadaas waxay tilmaamaysaa arsaaq badan iyo khayr badan uu heli doono. Cunitaanka mufada ama rotiga ama canjerada ama canjelada marka lagu riyoodo fasirka oo faahfaahsan halkan ayaad ka daawan kartaa.