QISADA SARKAALKII UGU XUMAA CIA-DA MARAYKANKA EE WIILKIISA IIBSADAY
Geedi Show
0:00 / 0:00
QISADA SARKAALKII UGU XUMAA CIA-DA MARAYKANKA EE WIILKIISA IIBSADAY
9 650 просмотров · 3 месяца назад
Geedi Show
31,4 тыс. подписчиков
9 650 просмотров · 3 месяца назад
🔥 QISADA KHIYAANAYAASHII UGU WASAKHSANAA TAARIIKHDA CIA 😳
Ninkan wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Maraykanka ee CIA, laakiin lacag iyo damac dartood ayuu dalkiisii iibiyay… xitaa wiilkiisii ayuu khiyaamada ku dhex jiiday! 💔
Qisadan waxaad ku arki doontaa:
🔹 Sida uu sirta CIA ugu gacan geliyay Ruushka
🔹 Wicitaankii telefoon ee fashiliyey wax walba ☎️
🔹 Nolosha qarsoon ee basaaska “Batman” loo naaneysi jiray
🔹 Sababta uu uga doortay lacagta sharafkiisa iyo dalkiisa
🔹 Iyo sida ugu dambeyntii loo qabtay isagoo gacanta kula jira sirtii ugu halista badnayd
Qisadani waa mid ka mid ah sheekooyinka basaasnimo ee ugu yaabka badan taariikhda dunida 🌍🔥
Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato sida hal qalad uu u dumiyay noloshii basaaska ugu halista badnaa CIA.
👍 Haddii aad jeceshahay qisoyinka sirdoonka iyo basaasnimada:
• Like saar muuqaalka
• Subscribe samee channel-ka
• Faalladana ku qor fikirkaaga 👇
#CIA #Basaas #Sirdoon #Ruush #Maraykan #Qisooyin #DagaalkiiQaboobaa #Khiyaano #YouTubeSomali #Basaasnimo #Taariikh #QisoCajiibAh #SirQarsoon #SomaliYouTube