Перейти к содержимому

DAAWO:Lacag Ururin Loo Sameeyay Dugsiyada Qur’aanka iyo Madarasoyeenka Lagdera

NEP TODAY TV

0:00 / 0:00

DAAWO:Lacag Ururin Loo Sameeyay Dugsiyada Qur’aanka iyo Madarasoyeenka Lagdera

409 просмотров · 1 месяц назад
NEP TODAY TV
9,97 тыс. подписчиков
409 просмотров · 1 месяц назад
Maanta waxaa loo sameeyay lacag ururin loogu talagalay taageerada dugsiyada Qur’aanka iyo madarasadaha ku yaalla deegaanka Lagdera ee Gobolka Garissa, kuwaas oo ay maamusho Jamciyadda Al-Bushra. Munaasabadda lacag ururinta ayaa ahayd mid bulshada lagu dhiirrigelinayay inay ka qayb qaataan horumarinta waxbarashada Qur’aanka iyo barashada culuumta Islaamka, iyadoo muhiimad gaar ah la siinayo taageerada macallimiinta, ardayda iyo baahiyaha kala duwan ee madarasadaha.